𝄆 Samo ku waar, samo ku waar 𝄇
Sarreeye calanka sudhan bilay dhulkiisa
Samo ku waariyoo, iyo bogaadin sugan
𝄆 Hanbalyo suuban kugu salaannee, samo ku waar 𝄇
𝄆 Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay, qarannimada Soomaaliland 𝄇
𝄆 Xuskooda dhowrsan kugu salaannee, samo ku waar 𝄇