Af-Sawaaxili
From Wikipedia, the free encyclopedia
Af Sawaaxili, loogu dhawaaqo Kiswahili, waa Luqad Bantu ah, waxayna luqada koowaad u tahay Dadka sawaaxiliga. Waa lingua frankiga Bariga Afrika iyo Koonfurta hoose ee Afrika, oo ay ka midtahay Kenya, Tanzania, Uganda, Rwanda, Burundi, meelo ka mid ah Malawi, Soomaaliya, Zambia, Mozambique iyo Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo (DRC).[3][4]
Quick Facts Sawaaxili, Dhalad u ah ...
Sawaaxili | |
---|---|
Kiswahili | |
Dhalad u ah | Tansaaniya, Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo, Kiinya, Musanbiig, Burundi, Ruwanda, Yugandha, Komoros, Mayotte iyo qeybo ka mid ah Saambiya, Malaawi, Madagaskar iyo Koofurta Suudaan tirada dadka ku hadla = 15 000 000 - 25 000 000 |
U ah afka hooyo | in ka badan 150 milyan oo ku hadla[1] |
Qoyska luqada |
|
Hab qoraalka | Farta laatiinka, Farta Carabika |
Xaalada Rasmiga | |
Ka ah Luqad rasmi | Tanzania Kenya Uganda Template:Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo Comoros Template:Country data Zanzibar African Union Template:Country data East African Community |
Regulated by | Baraza la Kiswahili la Taifa (Tanzania), Chama cha Kiswahili cha Taifa (Kenya) |
Koodka luqada | |
ISO 639-1 | sw |
ISO 639-2 | swa |
ISO 639-3 | swa – inclusive code Individual codes: swc – Congo Swahili swh – Coastal Swahili ymk – Makwe wmw – Mwani |
Luqadda la adeegsado | 99-AUS-m |
Guthrie code | G.42–43; G.40.A–H (pidgins & creoles)[2] |
Coastal areas where Swahili or Comorian is the indigenous language,
official or national language,
and trade language. As a trade language, Swahili extends some distance further to the northwest.[xigasho u-baahan] | |
{{{1}}} |
Close
Tirada saxda ah ee kuwa ku hadla Sawaaxiliga lama yaqaan. Qiyaaso kaladuwan ayaa horey loosoo bandhigay oo udhaxaysa 100 milyan ilaa 150 milyan oo qof.[5]
Af sawaaxiliga waxay luqad qaran u tahay DRC, Kenya, Tanzania, iyo Uganda, sidoo kale waa mid ka mid ah luqadaha ka shaqeeya Ururka Midowga Afrika, waxaana si rasmi ah loogu aqoonsaday inay tahay lingua frankiga Bulshada Bariga Afrika.[6]