Bar-internet
From Wikipedia, the free encyclopedia
Bar-internet (Af Ingiriis : website[1]; Af Carabi : arā) waa bar (meel) ka tirsan bogaga internetka taasi oo gaar u ah qof, meherad, koox, urur, dowlad iyo wixii la mid ah. Barta internetka waxaa ku jira macluumaadyo badan oo kala duwan kuwaasi oo iskugu jira qoraal, dhagaysi, maqal, maqal iyo muuqaal iyo noocyo kale.
Bar kasta oo internetka ka mid ah waxay leedahay ciwaan, magac iyo IP u gaar ah kuwaasi oo laga soo iibsado ama kireysto shirkadaha waaweyn ee maamula internetka.