Bing
From Wikipedia, the free encyclopedia
Bing (wakhtiyadii hore loo yaqaanay Live Search, Windows Live Search, iyo MSN Search) waa Bar Wax Raadin (midaasi oo lagu xayeeysiiyo ineey tahay "bar raadin go'aan qaadan karta"[3]) leedahay shirkada caanka ah ee Microsoft.
Quick Facts Cinwaanka, Gabaygu ...
Screenshot | |
Cinwaanka | www.bing.com |
---|---|
Gabaygu | Bing ku shaqeyso. (2012) Raadi oo go'aami (2009) |
Ganacsi? | Yes |
Nooca site | Bar Wax Raadin |
Diiwaan-gelin | Ikhtiyaar (Ciwaan Microsoft) |
Diyaar ku ah | 40 luuqadood |
Written in | ASP.NET[1] |
Mulkiilaha | Microsoft |
Farsamada | Microsoft |
La bilaabay isticmaalka | 1, 2009; 14 sanadood ka hor (2009-06-01) |
Alexa garaado | 27 (July 2015[update])[2] |
Hada | Shaqeyneysa |
Close
- Kani waa maqaal ku saabsan barta waxraadinta internetka ee Shirkada Microsoft.
Bing waxaa si shaaric ah ugu dhawaaqay madaxa sare ee Microsoft Steve Ballmer bishii Maay0 28, 2009.[4][5][6]