Caafimaad
From Wikipedia, the free encyclopedia
Caafimaad (Af Ingiriis : Health; Af Carabi : arā) waa derajada shaqo metaboliisamka ee walax nooli leedahay. Marka laga hadlayo dadka waa heerka awood ee qof leeyahay ayadoo laga eegayo awooda muuqaal, maskaxeed iyo xarakaadka waajehida iyo maamulka nolosha maalinle.[1] Sida ku qeexan axdiga sharciga Hayada Caafimaadka Aduunka (WHO) ee la sameyay 1948, caafimaadku waa: "waa marxalad dhamaystiran oo muuqaal, maskax, xidhiidh bulsho iyo habdhaqan dhamaystiran ee qof leeyahay, taasi oo xor ka ah xanuun iyo dhibaato.
Waan inaan caafimaadkeenna ilaalino. Balwadda sida sigaarka iyo daroogada iska ilaali. Iska ilaali ciyaaraha iyo madaddaalada dulmiga leh. Haddii aan is nadiifino jirrooyin badan baan iska ilaalin karnaa.