Giuseppe Conte
From Wikipedia, the free encyclopedia
Giuseppe Conte (Dhashay 8 Agoosto 1964) waa brofessor jaamacadeed oo Talyaani ah , sharci yaqaan , qareen iyo siyaasi , oo soo qabtay xilka Ra'iisul Wasaaraha Talyaaniga laga soo bilaabo 1 Juun 2018.[4] wuxuuna iska casilay jagadiisii ra'iisal wasaaraha 26 Janaayo 2021, taas oo dhaqan galaysa markii la dhaariyo xukuumad cusub.
Quick Facts Ra'iisul Wasaaraha Talyaaniga, [[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]] ...
Giuseppe Conte | |
---|---|
Ra'iisul Wasaaraha Talyaaniga | |
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]] | |
Xilka | |
xafiiska la wareegay 1 Juun 2018 | |
Madaxweyne | Sergio Mattarella |
ka horeeyay | Paolo Gentiloni |
Faahfaahin shaqsiyadeed | |
Dhashay | (1964-08-08) 8 Agoosto 1964 ( 59jir) Volturara Appula, Apulia, Talyaaniga |
Xisbiga | Ka madaxbanaan[1] |
Xaaska | Valentina Fico (furrin.)[2] |
Lamaanaha guriga | Olivia Paladino[3] |
Ciyaalka | 1 |
Degenaansho | Chigi Palace |
Waxbarasho | Jaamacada Sapienza |
Saxiixa | |
Website | website |
Close