Madiina Al-munawara
From Wikipedia, the free encyclopedia
Madiina al-munawara Waa magaalo kutaala Wadanka Sacuudi Carabiya, waana caasimadii u horaysay ee Muslimiinta ahna magaalada labaad ee ugu barakada badan muslimiinta agtooda, magaalada waxaa markii hore la dhihi jiray "yasrib" markii Nabiga scw iyo saxaabada u soo haajireen ayaa rasuulka scw u bixiyay magaca "Madiina", waxaa ku yaalo magaalada Masjidka Nabiga ﷺ oo ku ag duugan yahay rasuulka ﷺ, sidoo kale Qabuuraha baqiic oo saxaabo badan ku aasan yihiin[1].