Mayl-badeed
From Wikipedia, the free encyclopedia
Mayl-badeed waa halbeeg dherer. una dhigma qayaastii daqiiqad xagaleed ee ka mid ah loolka ee ku qotama dhigaha. Mayl-badeedku ka mid maaha halbeegyada habka caalimiga ah, laakiin adeegsigiisa ayaa caan ku ah badmarid meel kasta jooga ee gaadiidka badda iyo duulimaadyada. Waxaa la adeegsadaa Mayl-badeed sidoo kale xeerka caalamiga iyo heshiisyo, gaar ahaan arrimaha ku saabsan biyaha caalamiga. Waxaa la adeegsadaa gunud qiyaasta xawaaraha hadba mayl-badadeed, iyadoo uu mayl-badeedku saacaddii la mid yahay guttin.