Soomaali Alifbeet
From Wikipedia, the free encyclopedia
Soomaali Alifbeet (Af Ingiriis : Somali alphabet; Af Carabi : arā) waa nidaam xarfo loo habeeyay si kala horeeysa taasi oo loo isticmaalo in lagu qoro Luuqada Soomaaliga. Alifbeetku waa aasaaska dhammaan wax qorista farta. Tusaale ahaan, Af Soomaaligu wuxuu leeyahay dhowr nooc oo Far Soomaali ah, laakiin waxaa si sharci ah loo isticmaala qaabka laatiiniga oo dowlada Soomaaliya sharciyeysay horaantii sanadihii 1970kii.[1]
- Kani waa maqaal ku saabsan alifbeetada aasaasiga ah ee wax qorista Luuqada Soomaaliga.
Quick Facts Somali, Nooca ...
Somali | |
---|---|
![]() Boodhadhka astaamaha oo ku qoran Af Soomaali magaalada Minneapolis. | |
Nooca |
line-height:1.25em
|
Luuqad | Af Soomaali |
Close
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/1/17/Soomaali_Alfabet.png/320px-Soomaali_Alfabet.png)
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/d4/Ciismaniya.jpg/220px-Ciismaniya.jpg)