Qolobaa Calankeed

Somalian kansallislaulu From Wikipedia, the free encyclopedia

Qolobaa Calankeed
Remove ads

Qolobaa Calankeed on Somalian liittotasavallan kansallislaulu. Sen sanoitti sekä sävelsi Abdullahi Qarshe.[1][2] Vaikka kansallislaulua Soomaaliyeey toosoo käytetään usein kansallislauluna, on Somalian virallinen kansallislaulu silti Qoloba Calenkeed.

Pikafaktoja
Remove ads

Somalinkieliset sanat

Qolobaa calankeedu waa ceynoo,
Innaga keenu waa cirkoo kale ee,
Aan caadna lahayn ee caashaqaye.

Xidigyahay cadi,
Waad noo ciidamisee,
Carradaa kaligaa
adow curadee
cadceeda sidee
u caan noqo ee


Qolobaa calankeedu waa ceynoo,
Innaga keenu waa cirkoo kale ee,
Aan caadna lahayn ee caashaqaye.

Cashadaad dhalataa caloosheennaa

Sidii culaygii cidaad marisee

Allow ha ku cilen cawoow dhaha ee


Qolobaa calankeedu waa ceynoo,
Innaga keenu waa cirkoo kale ee,
Aan caadna lahayn ee caashaqaye.


Shanteena cududood cadkii ka maqnaan

Adow caliyoo na caawimayee

Waa calaf cumrigaa isku keen simayee


Qolobaa calankeedu waa ceynoo,
Innaga keenu waa cirkoo kale ee,
Aan caadna lahayn ee caashaqaye.


Remove ads

Lähteet

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads