Nebi Aadam C.S
From Wikipedia, the free encyclopedia
Nebi Aadam C.S waa qofkii ugu horeeyay ee uu ilaahey abuuray waxa uuna ka abuuray dhoobo, xaawana uu kasiii abuuray feerta bidix ee Aadam, wuxuu noolaa ilaa kun sano, waxaana lagu duugay Abuu Qabiis.