Dhoobo
From Wikipedia, the free encyclopedia
Dhoobo (Af Ingiriis : Clay; Af Carabi : arā) waa noocyo ka mid ah carada taasi oo leh tayo. Dhoobada waxaa laga sameeyaa in badan oo maacuunta ka mid ah, sida girgireyaasha, dabqaadka, disdiyada, aqalada, xeryaha iyo waxyaabo kale oo badan.[1]