From Wikipedia, the free encyclopedia
Afganbi amaba (inqilaab) (Af Carabi : ar ;Af-Taliyaani : colpo di Stato; Af Faransiis : coup d'État) waa iyada oo xukunka wadanka lagu badalo xaalad dagaal ama mid nabad galyo caadatana waxa uu badalkaasi ka imaadaa dadka markaa xukunka haysta ha ahaado qaar siyaasadeed ama milatari
Badi inqilaabyada waxa sameeya rag kamida saraakiisha ama militariga markasta oo uu inqilaabdhaca waxa ay qolada xukunka wadanka la wareegtay ay soo saaran waxa loo yaqaano bayaanka koobaaad kuwaas oo marina war faafinta sida idaacada ama tv ga wadanka waxa kale oo badanaa ay sheegaan dadka xukunka inqilaabka ku qabsadaaa asbaata keentay in ay taas sameeyaaan.
Afganbi milatari waa qabsi uu xukunka ku qabsado janan ama hogaamiye sare oo ciidan hogaaminayaa isga oo damacsan in uu kursiga madaxwaynaha xoog ku qabsado laakiin kacaaan waxa weeye iyda oo shacabku ay isku dayaaaaan in ay xukunka katuuraan nidaamka markaas ka jira wadanka iyaga oo adeegsanaya mudaharaado amardiido iyo waxyaabo kale oo nidaamkaas laciifin kara.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Coups d'état. |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.