Luqada Faransiiska (Af-Faransiis : français / langue française). waa midkamaida luqadaha laatiinnka waxa sirasmiya amaba luqadooda hooyo ay u tahay in kabadan 80 milyan ooqof waxa ay luqada labaad u tahay in kabadan 190 milyan halka ay kuhadlikaraan inkabadn 200 milyan oo qof dadka Af-faransiiska kuhadlaa waxa ay kunooolyihiin in kabadan 53* dawladood.inta badan dadka sida rasmiga ha ugahadla Af-farnsiisku waxa ay kunoolyihiin wadanka Faransiiska afka faransiisku waa mid kamida afafka lagaga hadlo jamciyada quruumaha kadhaxaysa waxa kale oo adeegsada midawga Yurub.
Quick facts Dhawaaq, Dhalad u ah ...
Af-Faransiis |
---|
|
Dhawaaq | fr
|
---|
Dhalad u ah | France, Belgium, Switzerland, Monaco, Francophone Africa, Kanada, iyo meelo kale oo ka tirsan Francophonie |
---|
U ah afka hooyo | L1: 74 million (2025)e27 L2: 238 million (2025)[1] Total: 312 million[1] |
---|
Qoyska luqada | |
---|
Early forms: | |
---|
Hab qoraalka | Latin script (French alphabet) French Braille |
---|
|
Ka ah Luqad rasmi | - 26 countries
- Organizations including the OIF, UN, IOC, CGPM, ICRC, EU, AU, NATO, WTO and CoE
|
---|
Regulated by | - Académie Française (France)
- Office québécois de la langue française (Quebec)
- Template:Ill (Belgium)
|
---|
|
ISO 639-1 | fr |
---|
ISO 639-2 | fre (B) fra (T) |
---|
ISO 639-3 | fra |
---|
Luqadda la adeegsado | 51-AAA-i |
---|
 Dalalka iyo gobollada ay Faransiisku yihiin luqadda hooyo ee aqlabiyadda [lower-alpha 1]
Dalalka iyo gobollada halkaas oo Faransiisku yahay luqad rasmi ah ama si dhab ah loo adeegsado, balse aan ahayn luqadda hooyo ee aqlabiyadda
Dalalka, gobollada, iyo dhulalka halkaas oo Faransiisku yahay luqad maamul ama dhaqan balse aan lahayn heer rasmi ah
|
{{{1}}} |
Close