Bad
Biyo dhanaan oo ku fadhiyo dhul baaxad weyn / From Wikipedia, the free encyclopedia
Bad waa biyo dhanaan oo aad u baaxad wayn isla markaana qariya 2/3 oogada dhulka[1].
- Kani waa maqaal ku saabsan guud ahaan biyaha badaha. Bogag kale fiiri badweyn
Badda waxaa lagu magacaabaa, biyaha cusabada leh, oo ka go'an qaaradaha. 71% aduunka korkiisa waxaa daboolan badda. Badda waxaa ka buuxo Xayawaanaad, sida malaayga, Yaxaaska, Libiriga iyo xayawaanaad oo la tiri karin.
Guud ahaan waxa jira shan badwayn dunidan aan ku nool nahay, kuwaas oo kala ah:
- Badweynta Hindiya
- Badweynta Atlantika
- Badweynta Baasifig
- Badweynta Antaraktika
- Badweynta Araktika
Sidoo kale, waxaa jira tiro badan oo bado[2] yaryar ah, sida:
- Badacas
- Bada madow
- Bada Midhatareeniyaanka