Bada Baldiiqa
From Wikipedia, the free encyclopedia
Isuduwe 58°N 20°E
Bada Baldiiq (Af Ingiriis : Baltic Sea; Af Carabi : ar) waxay ku taal woqooyiga yurub waxaa ku hareeraysan jasiirada wadamada loo yaqaan Scandinavianka[1], yurubta dhexe, yurubta woqooyi, yurubta bari, jasiiradaha denmark, waxay ku xirantahay biyo mareenka Øresund[2], iyo suunka wayn (Great Belt[3]) iyo suunka yar (Little Belt[4]), waa bad biyaheedu yihiin (Brackish water[5]) biyaha badda ka cusbo yar wabigana ka aan gaarayn oo ka cusbo badan, badaan ayaa badda cad uga darsanta marin biyoodka kanaalka bada cad[6], bada woqooyina waxay uga darsantaa kanaalka kiel ama (The Kiel Canal[7])
Dowladaha baldiiqa magacooda ayaa ka soo jeeda bada baldiiqa owaxayna kala yihiin (Latfiya, estoniya, iyo Lithuaniya)