Baydhabo
From Wikipedia, the free encyclopedia
Baydhabo (Af Ingiriis : Baidoa; Af Carabi : ar), waa caasimad ku taala koonfurgalbeed gobolka Baay ee wadanka Soomaaliya. Sida ku xusan taariikhda, wakhtiyadii hore, magaalada Baydhabo waxay xudun u ahayd Saldanadii Ajuuraan.[1]
Quick Facts BaydhaboBaidoa بيدوا, Wadan ...
Baydhabo Baidoa بيدوا | |
---|---|
Caasimad | |
Baidoa | |
Wadan | Somalia |
Gobol | Baay |
Degmo | Degmada Baydhabo |
Dowlada | |
• Nuuca | Gobolka Koonfur Galbeed |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 1.4 million |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Furaha | +25261 |
Website | iswo.so Mayor Mr. Cabdullahi Cali Watiin |
Close