Beledweyne
From Wikipedia, the free encyclopedia
Beledweyne (Af Ingiriis : Beletweyne, Af Carabi : ar) waa caasimad ku taala badhtamaha wadanka Soomaaliya. Magaalada Beledweyne waxay dhacdaa Degmada Beledweyne, waxayna tahay magaalo madaxda Gobolka Hiiraan. Intaas waxaa dheer, magaalada Beledweyne waxaa dhex mara Webiga Shabeelle, waxaana lagu qiyaasaa in magaaladani tahay mida afaraad ee ugu baaxada weyn magaalooyinka wadanka Soomaaliya.
Quick Facts Beledweyne, Wadanka ...
Beledweyne Beledweyne | |
---|---|
Caasimad | |
Wadanka | Somalia |
Gobolka | Hiiraan |
Degmo | Beledweyne |
Dowlada | |
• Duqa magaalada | Mohamed Hassan Nuriye |
Area | 24 km2 (9 sq mi) |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 67,200 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Close
Beledweyne waxaa dega beelaha kala ah Xawaadle,Gaaljecel, Baadicadde, Jijeele, Habargidir,Sheekhaal Gugundhabe jareer weyne IWM.