Brussels
From Wikipedia, the free encyclopedia
Brussels (Af Faransiis : Bruxelles; Af Holandees : Brussel, [ˈbrɵsəl] ( dhageeyso)) sida dowliga ah loo yaqaano Caasimada Gobola ee Brussels[4][5] (Af Faransiis : Région de Bruxelles-Capitale, Af Holandees : Brussels Hoofdstedelijk Gewest),[6] waa caasimada ugu weyn, magaalo-madaxda wadanka Belgium iyo fadhiga Midowga Yurub.[7]
Brussels
| |
---|---|
| |
Meelo kala duwan oo ka tirsan caasimada Brusells | |
Nickname(s): | |
Location of Brussels (cagaar jaamud ah) – in Midowga Yurub (akhtar & cagaar khafiif ah) | |
Wadanka | Belgium |
La degay | c. 580 |
La aasaasay | 979 |
Gobol | 18 June 1989 |
Dowlad hoose | Liiska
|
Dowlada | |
• Gudoomiyaha | Dowlada degamada |
• Xisbiga talada haya(2014–19) | PS, FDF, cdH; Vld |
• Madaxweynaha | Rudi Vervoort (PS) |
• Xeer ilaalinta | Baarlamaanka Degmada |
• Afhayeenka | Charles Picqué (PS) |
Area | 161.38 km2 (62.2 sq mi) |
Joogga | 13 m (43 ft) |
Tirada dadka (1 January 2016)[3] | |
• Degmada/Caasimada | 1,187,890 |
• Cufnaanta dadka | 7,025/km2 (16,857/sq mi) |
• Metro | 1,830,000 |
Aag saacadeed | UTC+1 (CET) |
• Xagaa (DST) | UTC+2 (CEST) |
ISO 3166 | BE-BRU |
Website | be.brussels |
Boroksel (Af-faransiis Bruxelles Nederlands Brussel) waa magaalo madaxda wadanka Beljimka waana magaalo madaxda Midawga Yurub waxa kale oo saldhig ay u tahay Gaashaanbuurta NATO magaaladani waxa ay kakoobantahay 32 klm oo isku wareeg ah , waxaana kunool dad gaadhaya 853142 oo qof.
Burukssel ama (Af Hollandees Brussel)ama (Af Faransiiska Bruxelles) waa caasimada Beljim.