Dabqaad
From Wikipedia, the free encyclopedia
Dabqaad, sidoo kale loo yaqaano unsi iyo girgire, waa girgire yar oo loo isticmaalo in lagu shido uunsiga, fooxa, bourtka iyo dhamaan noocyada bukhuurka ee la shido. Noocyo badan oo kala duwan ayaa jira, laakiin kuwa ugu isticmaalka badan waa girgire yar oo qaarkood dhego leh, kuwo kale aan lahayn wax dheg ah, kaasi oo laga sameeyay dhoobo.
- Boga "girgire yare" halkan ayaa laga soo toosiyay.