Dooxa
From Wikipedia, the free encyclopedia
Dooxa (Af Carabi : ar, ad-Dawḥa ama ad-Dōḥa, sidoo kale lagu naaneyso: "geed weyne"[2]) waa caasimada iyo magaalada ugu dadka badan ee wadanka Qatar. Caasimada Dooxa waxaa ku dhaqan dad aad u badan oo lagu qiyaasay 956,460 kuwaasi oo ku dhaqan caasimada iyo nawaaxigeeda.[1]
Quick Facts Dooxa الدوحةad-Dawḥa, Wadan ...
Dooxa الدوحة ad-Dawḥa | |
---|---|
Kor ka so biloow: Jaamacada Qatar, Machadka Islaamka, Dhismayaasha ugu dhaadheer Dooxa, Souq Waqif, Dakada Qatar | |
Meesha ay kaga taalo wadanka Qatar. | |
Wadan | Qatar |
Maamul degmo | Ad Dawhah |
La aasasay | 1825 |
Area | 132 km2 (51 sq mi) |
Tirada dadka (2015)[1] | |
• Caasimad | 956,460 |
• Cufnaanta dadka | 7,200/km2 (19,000/sq mi) |
Aag saacadeed | UTC+3 (AST) |
Close
Magaaladu waxay hoy u tahay Jaamacadda Qatar iyo xarun ka mid ah dugsiga ganacsiga ee HEC Paris.