Dumarka raaxada ama gabdhaha raaxada waxay ahaayeen dumar iyo gabdho ay ku qasbeen addoonsiga galmada ciidamada Jaban ee Imbaraadooriga ah dalalkii iyo dhulalkii la qabsaday kahor iyo intii lagu jiray Dagaalkii Labaad ee Adduunka.[1][2][3][4] Magaca "dumarka raaxada" waa tarjumaanka Jabbaan ianfu (慰安婦),[5] eray loo soo qaatay "dhillooyinka".[6]

Quick Facts Magaca asalka, Taariikhda ...
Dumarka raaxada
Thumb
Magaca asalka ianfu
Taariikhda1932–1945
GoobtaAasiya
Sidoo kale loo yaqaanaddoonsiga galmada ee Imbaraadooriyadii Jabaan
Close

Tixraacyada

Xiriirinta dibedda

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.