Gegada diyaarada Qandala
From Wikipedia, the free encyclopedia
Gegada diyaarada Qandala (Af Ingiriis : Candala Airport) (IATA: CXN, ICAO: HCMC)[3] waa gego diyaaradeed ku taala magaalada Qandala, gobolka Bari ee wadanka Soomaaliya.[4]
Quick Facts IATA: CXN – ICAO: HCMC, Macluumaad Guud ...
Gegada diyaarada Qandala Candala Airport | |||
---|---|---|---|
IATA: CXN – ICAO: HCMC | |||
Macluumaad Guud | |||
Adeegyada | Candala (Qandala) | ||
Ku yaal | Bari, Puntland, Somalia | ||
Joogga Heerka badda | 9 ft / 3 m | ||
Isuduwe | 11°29′40″N 049°54′31″E | ||
Maabka | |||
Meesha garoonku dhaco Soomaaliya | |||
isha warbixinta: [1][2] |
Close