Guri
From Wikipedia, the free encyclopedia
Guri ama minin (Af Ingiriis : house; Af Carabi : ar) (sidoo kale loo yaqaano aqal) waa dhisme loogu talogalay in laga dhigto hooy. Guryaha waxaa laga dhisaa caro, geedo, biro, musbaaro, muraayado iyo noocyo kale oo qalab ah.[1]
- Boga "Aqal" waxaa laga soo toosiyay halkan."
“Guri walba mid baa dhisay, laakiin kan wax walba dhisay waa Ilaah.” (Cibraaniyada 3:4)