Iswisarland
From Wikipedia, the free encyclopedia
Iswisarland (Af-Jarmal: Schweiz; Af-Faransiis: Suisse; Af-Talyaani: Svizzera; Af-Romansh: Svizra; Af-Jarmal Swiss: Schwiz) waa waddan yar marka la barbar dhigo Galbeedka Yurub. Magaca rasmiga ah ee Iswisarland waa Confoederation Helvetica. Kani waa Laatiinka oo inta badan lama isticmaalo marka laga reebo dukumentiyada kantoonka. Iswiiska waa isbahaysi ay ku mideysan yihiin xitaa kuwa yaryar, kuwaas oo ah 26 kantoonka.
Quick Facts Iswisarland Schweizerische Eidgenossenschaft (Af-Jarmal), Luuqada(ha) Looga hadlo ...
Iswisarland Schweizerische Eidgenossenschaft (Af-Jarmal) |
||||
---|---|---|---|---|
|
||||
Astaanta Calanka Schweizerpsalm (Af-Jarmal) |
||||
Caasimada | Bern | |||
Luuqada(ha) Looga hadlo | Af-Jarmal, Af-Faransiis,Af-Taliyaani, Af-Romansh | |||
- | xukumad federaalka chancelor | Corina Casanova | ||
la abaabulay | ||||
- | Taariikhda | 1291 | ||
Area | ||||
- | Total | 41,285 km2 km² 15,940 sq mi |
||
- | Biyo (%) | 4.2 | ||
Cadadka Dadka | ||||
- | 2015 qiyaas | 8,306,1852 | ||
Lacagta | Swiss Franc | |||
Wakhtiga | (UTC+1 ama 2) |
Close