Jennifer Lopez
Heesaa iyo atariisho Mareykan ah From Wikipedia, the free encyclopedia
Heesaa iyo atariisho Mareykan ah From Wikipedia, the free encyclopedia
Jennifer Lynn "J.Lo" Lopez (Luuliyo 24, 1969) waa heesaa iyo atariisho Mareykan ah. 1991, Lopez waxa ay bilawday in ay ka soo muuqato taxanaha telefiishanka In Living Color, halkaas oo ay joogtay ilaa ay go'aansatay in ay sii wadato shaqadeeda jilida 1993. Doorkeedii ugu horeeyay hogaamineed ee filimkii 1997 Selena, Lopez waxa ay noqotay atariishii Laatiin ugu horaysay in la siiyo US$1 milyan. Waxay sii waday inay xiddig ka gasho Anaconda (1997) and Out of Sight (1998), waxayna isu taagtay inay noqoto aktarada Laatiinka ee ugu mushaarka badan Hollywood.[1]
Jennifer Lopez | |
---|---|
Ku dhashay | Jennifer Lynn Lopez Luuliyo 24, 1969 New York |
Sanadaha Shaqada | 1986–hada |
Qiimaha netka | US$400 milyan (2019) |
Xaasaska |
|
Ilmaha | 2 |
Qaraabada | Lynda Lopez |
Saxiixa | |
Xirfad muusik | |
Nooca fanka |
|
Qalabka | Cod |
Calaamadaha |
|
Falalka la xiriira |
|
Website | |
jenniferlopez.com |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.