Jubbada Hoose
gobal soomaliyed / From Wikipedia, the free encyclopedia
Jubbada Hoose (Af Ingiriis : LowerJubba, Af Carabi : ar) waa gobol ka tirsan wadanka Soomaaliya, kaasi oo looyaqaano Waamo waxuu dhacaa xadka wadanka Kenya, Gobollada Jubbada Dhexe iyo Gedo waxaa magaalo madax u ah magaalada Kismaayo