Gedo
From Wikipedia, the free encyclopedia
Gedo (Af Ingiriis : Gedo, Af Carabi : ar) waa gobol ka tirsan wadanka Soomaaliya, kaasi oo looyaqaano Jubada Sare waxuu dhacaa xadka wadanka Kiinya, iyo I Ethiopia Gobolka Jubada sare waxaa magaalo madax u ah magaalada Garbaharrey
Quick Facts Gedo جدو, Wadanka ...
Gedo جدو | |
---|---|
Gobol | |
Wadanka | Somalia |
Magaalomadax | Garbaharrey |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Close
Sida ku xusan taariikhda dadka Soomaalida gobolkan waxaa la aasaasay wakhtigii 1980maadkii waxaana xad la leeyahay deegaanada Soomaali Galbeed ee wadanka Itoobiya, Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, iyo gobolka Bakool, Baay, Jubbada Dhexe, iyo Jubbada Hoose.