Liiska ergeda dibloomaasiyiinta Soomaaliyeed
From Wikipedia, the free encyclopedia
Dawladda Soomaaliya waxay safaarado ku leedahay wadamo badan oo caalamka ah; kuwaasi oo tirsan dhamaan qaaradaha aduunka.[1]
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya iyo safaaradaha ayaa masuul ka ah xidhiidhka, heshiisyada iyo cilaaqaadka dowlada Soomaaliya la leedahay dunida inteeda kala. [2]