P Nation
From Wikipedia, the free encyclopedia
P Nation (Hangul: 피네이션) waa shirkad madadaalo ah oo Kuuriyada Koonfureed laga leeyahay oo lagu aasaasay 2018 heesaa iyo soo saare Psy.
Quick Facts Nooca, Shirkada ...
![]() | |
Nooca | Dadweynaha |
---|---|
Shirkada | Madaadalo ![]() |
Nooc | K-pop |
La aasaasay | Oktoobar 29, 2018; 5 sanadood ka hor (2018-10-29) |
Aasaasaha | Psy |
Xarunta | , |
Website | / |
Close
P Nation waa hoyga fannaaniinta ay ku jiraan Psy, Jessi, Hyuna, Dawn, Crush, Heize, D.Ark, Penomeco, iyo Swings. Sannadkii 2021, shirkaddu waxay bilawday barnaamijka, Loud, waxay diiwaangelisay samaynta kooxdii ugu horreysay ee P Nation.[1]