Qoraa
From Wikipedia, the free encyclopedia
Qoraa (Af Carabi : ar. Af Ingiriis : Writer) waa qofka allifa qora buugaagta sheekooyinka, kitaabada iyo riwaayadaha. qoraanimadu waa noocyo badantahay waxayna cuskantahay hibada wax qoraal ee dadka qaar ilaahay siiyo, oo lama oranayo cid walboo wax qortaa waa qoraa, saasoo ay tahayna qoraanida waxaa lagu kasban karaa aqoonta iyo wax barashada.
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/7/77/Orhan_pamuk_u01_72.jpg/320px-Orhan_pamuk_u01_72.jpg)
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/6/6f/Gandhi_writing_1942.jpg/320px-Gandhi_writing_1942.jpg)
Qoraa wadartiisu waa Qoraayo, waxa la qoro waa Qoraal, meesha la dhigo waxa la qorayna waa Qor'ool (Maktabad)
Qoraallada Quduuska ah, gebi ahaan ama qayb ahaan, waxaa lagu heli karaa in ka badan 3,000 oo luqaddood. Dunida kama jiro buug sidaas oo kale loo turjumay.[1].