Ramla bint Abi Sufyan
Mid ka mid ah xaasaskii nabi maxamed "sallalahu caleyhi wasallam" / From Wikipedia, the free encyclopedia
Ramla bint Abi Sufyan
Xaasaska Nebi Muxamed |
![]() |
Khaddiija bint Khuwaylid
Sowda bint Zamca Hinda bint Abi Umayya Juwayriyya bint al-Xarith Safiyya bint Huyayy Maymuna bint al-Harith |
Ramla bint Abi Sufyan (ingiriis: Ramla bint Abi Sufyan; carabi: ﺭﻣﻠﺔ ﺑﻨﺖ ﺃﺑﻲ ﺳﻔﻴﺎﻥ, "Ramla Bint Abi Sufyaan", sidoo kale loo yaqaano: ﺃﻡ ﺣﺒﻴﺒﺔ, "Umm Xabiiba", macnaha: "Hooyadii Xabiiba") ku dhalatey magaalada Makka sanadkii 594 C.D isla markaana dhimatey sanadkii 666 C.D, waxay ahayd qof dumar nebiga qaraabo la ah, markii dambana uu guursadey.[1] Ramla waxaa dhalay oo aabe u ah hogaamiyihii reer Quraysh markii dambena ku soo biiray diinta Islaamka ee asxaabi Abu Sufyaan.