Saldanadii Hobyo
From Wikipedia, the free encyclopedia
Saldanadda Hobyo (Af Soomaali : Sultanate of Hobyo, Af Carabi : arโ), sidoo kale loo yaqaanay Saldanadii Obbiya,[1] waxay ahayd boqortooyo Soomaali qarnigii 19aad ka jirtey deegaanada waqooyibari ilaa badhtamaha wadanka Soomaaliya, taasi oo markii dambe awoodeedu gaadhay ilaa bariga wadanka Itoobiya. Boqortooyadan waxaa aasaasey 1870kii nin la odhan jirey Yusuf Ali Kenadid, kaasi oo ilma-adeer ahaayeen boqorkii wakhtigaasi xukumayay Saldanadii Majeerteenka, Cusmaan Maxamuud.[2]
Sultanate of Hobyo Suldanadda Hobyo ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ุณูุทูุฉ ููุจูู | |||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
1878โ1926 | |||||||||
Status | Boqortoyada majertenia oo la asasay 1800
Xarunta ama. Magalada looga ariminjiray boqortoyada majertenia Ee magalada caluula Khasatan khasatan dhulkan layiraahdo mejeertenia ama punt land boqorka oo la oranjiray Abdiraxmaan aawe [ammanle] Taas oo mudo badan Ka ariminaysay Deganada punt land oo dhan iyo somaliyada cumaan iyo Yeman Amaanle Waxa saldanadii Kala waregay Boqor cusman maxamuud oo Ila hada hya 1926 -2021 Majertenia wa boqortoyada ugu dada dheer | ||||||||
Xarunta | Hobyo | ||||||||
Luuqada | Af-Soomaali ยท Af Carabi | ||||||||
Diinta | Islam | ||||||||
Dowladda | Boqortooyo | ||||||||
Suldaan | Hogaamiye | ||||||||
โข 1890โ1900 | Yusuf Cali Kenadid | ||||||||
โข horaantii 1900sโ1925 | Cali Yusuf Kenadid | ||||||||
โข 1912-1925 | Cismaan Yuusuf Keenadiid | ||||||||
Taariikh | |||||||||
โข Aasaasay | 1878 | ||||||||
โข Burburtey | 1926 | ||||||||
| |||||||||
Maanta qeyb ka ah | Somalia |