Xawaash

From Wikipedia, the free encyclopedia

Xawaash

Xawaash, Xawaaji (Af Ingiriis : spice; Af Carabi : ar) waa midho, khudaar, xidido, caleemo iyo xubno kale oo dhirta ka mid ah taasi oo lagu darsado cuntada si ay dhadhan iyo caraf ugu sameeyso. Xawaashka waxaa laga sameeyaa geedo badan oo kala duwan, kuwaasi oo midhahooda iyo qeybaha kale la qalajiyey ka dibna la jajabiyey (burburiyey). Wadanka Soomaaliya iyo guud ahaan dadka Soomaalidu waxay aad u isticmaalaan xawaashka ka baxa wadanka iyo mid laga soo dhoofiyo wadano ka tirsan qaarada Aasiya, gaar ahaan Hindiya iyo Shiinaha.[1]

noocyo badan oo xawaash ridqan (shiidan) ah

Deegaano badan oo caalamka ah ayaa si toos ah u isticmaala xawaajka taasi oo lagu darsado cuntada bisil iyo tan ceeyriin.[2]

Muuqaalka

Qoraalo La Xidhiidha


Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.