15H
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Sanadkii 15aad ee hijiriga waa sanad Hijiriya oo ku beegan Miilaadiya sanadkii 636 iyo sanadkii 637 [1] [2]
Dhacdooyinka
- 13-16 Shacbaan - Dagaalkii Qaadisiya ee dhex maray muslimiinta iyo Faaris waxaana looga adkaaday Faaris, Boqortooyada ayaana duntay.
- Dagaalkii Yarmuuk wuxuu dhex maray Ruum iyo muslimiinta, waxaana guulaysteen muslimiinta dhulka Shaam ayeena furteen
Dhalasho
- Suleymaan bin Bureyda
Dhimasho
- Caamir bin Abii Waqaas
- Cikrama bin Abii Jahal
- Rustum Farakh zaada
- Camar bin Dufeyl
Xigasho
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads