Aadan Yabaal
shabeela dhexe From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Adan Yabal District (Soomaali: Degmada Aadan Yabaal) waa degmo ku taalla gobolka Shabeellaha Dhexe ee Koonfur-bari Soomaaliya. Degmadan waxaa la aasaasay sanadkii 1942.
Remove ads
Taariikhda
Ciidamada XDS iyo Macawisley ayaa Al - Shabaab ka qabsaday Aadan Yabaal sanadkii 2022 .
Tixraac
"Ciidanka Soomaaliya oo Al-shabaab ka saaray fariisimo muhiim ah"
Xiriirinta dibadda
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads