Wikibidhiya

insaykalobeedhiya internetka ku hadla oo bilaash ah From Wikipedia, the free encyclopedia

Wikibidhiya
Remove ads

Wikibidhiya, ama Wikipedia (loogu dhawaaqo [ˌwiˑkiˈpidi.ə]). Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood u qora maqaalada luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi dirin ama lacag ku siin. Qofwalba oo internetka heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal, Faransiis, Isbanish iyo Talyaani. Daabacaadda Wikibidhiya ka dib, daabacado wikibidhiya badan ayaa la bilaabay.[1]

Thumb
Af-Soomaali Wikibidhiya.


Remove ads

Qeexida Wikibidhi

Taariikhda

Wikibidhiya wuxuu u bilaabay sidii mashruuc dhinac ah Nubidhiya, web-ka qaamuus oo bilaash ah oo maqaalladiisa ay qoreen khabiiro.[2] Larry Sanger, oo la aasaasay Nubidhiya Jimmy Wales, ayaa dejiyay fikradda qaamuus ku salaysan wiki Janaayo 10, 2001 ee liiska waraaqaha Nubidhiya.[3] Kadib Janaayo 15, 2001, Wikibidhiya waxaa si rasmi ah loo bilaabay mareegaha www.wikipedia.com.[4]

Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.

Remove ads

Tixraac Aboorey

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads