Abaalmarinta Golden Disc

Abaal-marin muusik sannadle oo Koonfur Kuuriya ah From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Abaalmarinta Golden Disc (Hangul: 골든 디스크 시상식, oo hore loo higgaadiyay Abaalmarinta Golden Disk ka hor 2015) waa xaflad abaal-marin muusik ah oo sannadle ah oo Koonfur Kuuriya ah oo lagu sharfayo guulaha laga gaaray warshadaha muusiga maxalliga ah.[1] Xafladda abaal-marinnada ayaa la aasaasay iyada oo ujeeddadeedu tahay in kor loo qaado hal-abuurka dhaqanka caanka ah, daahfurka fannaaniinta cusub,iyo ka qayb-qaadashada kobaca mihnadda muusigga. Xafladii ugu horeysay ayaa la qabtay sanadkii 1986 waxaana loo aqoonsaday mid ka mid ah abaal marinta muusiga ee ugu caansan Koonfur Kuuriya.[2]

Quick facts Lagu abaalmariyey, Dalka ...
Remove ads

Tix

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads