Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Abdirahman Mohamed Abdullahi. (Soomaali: Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Af-Carabi: عبد الرحمن محمد عبد الله; wuxuu dhashay 24 Abriil 1956), oo loo yaqaanay Cirro (Soomaali: Cirro), waa siyaasi iyo dublamaasi reer Somaliland ah, waana Madaxweynaha 6-aad ee hadda ee Somaliland tan iyo 13-kii December 2024.
Cabdiraxmaan waxa uu soo noqday guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland inta badan baarlamaankii ugu horeeyay ee la soo doorto.Waxa lagu dhawaaqay inuu yahay musharraxa madaxweyne ee doorashada madaxtooyada Somaliland ee 2024-ka ee xisbiga Waddani.[1]
Remove ads
Xirfad
Tixraacyo
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads