Carabi
Luqadda aduunka Carabiga From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Luqada Carabiga (Af Ingiriis : Arabic; Af Carabi: لغة عربية) waa luqad ay ku hadlaan in kabadan 422 Milyan oo Qof, Waxanay leedahay Lahjado badan, waana mid kamida luqadaha caalamka ugu,shacbiyada badan luqada carabiga waxa sigaar ah u adeegsada dadka islaamka ah waayo waxa kusoo dagay Qur'aanka kariimka ah. waxa kale oo carabiga ku qoran axaadiista Rasaaulka C.S, waxa jirta in luqada carabigu ay raad wayn kuleedahay luqado aad ubadan sida luqadeena soomaaliga, waxa jira ereyo caalami ah oo caalamku isticmaalo oo asal ahaan kasoojeeda luqada carabiga waxaana kamida Sonkor waxa kamida (Alcohol)=(الكحول) (Admiral)=(أمير البحر) waxa jira kalmado badan oo si caalami ah loo isticmaalo laakiin asal ahaan kasoojeeda luqada carabiga, luqada carabiga waxa lagaga hadalaa, kasokoow dhulka carabta waxaa lagaga hadlaa sida wadamada Jad, Eratareya, Israaiil iyo Qaramada Midoobay.

Remove ads
Luqadaha ka tafiirmay


- Af-Turki
- Af-Faarisi Waa afka Iiraan lagaga hadlo
- Af-Kurdi Waa afka ay kuhadalaan shacabka kurdida ee kunool wadamada Turkiga ciraaq siiriya iyo Iiran
- Af-Indunuusiyaan Waa luqada rasmiga h ee wadanka Indunisiya
- Af-Isbaanish waa af wadamo badan u rasmiah oo ay kamid tahay wadanka Isbania
Remove ads
Qaybaha dhawrista fiilka Carabiga
Waxaa jira 19 qaybood oo dhawrista fiilka carabiga. Waxay tahay:
- Qaybaha I:
- فَعَلَ يَفْعَلُ
- فَعَلَ يَفْعِلُ
- فَعَلَ يَفْعُلُ
- فَعِلَ يَفْعَلُ
- فَعِلَ يَفْعِلُ
- فَعُلَ يَفْعُلُ
- Qaybaha II:
- فَعَّلَ
- يُفَعِّلُ
- تَفعِيل، تَفعَال، تَفعِلَة، فِعَّال
- Qaybaha III:
- فَاعَلَ
- يُفَاعِلُ
- مُفَاعَلة، فِعَال
- Qaybaha IV:
- أَفْعَلَ
- يُفْعِلُ
- إِفْعَال
- Qaybaha V:
- تَفَعّلَ
- يَتَفَعّلُ
- تَفَعّل، تِفِعَّال
- Qaybaha VI:
- تَفَاعَلَ
- يَتَفَاعَلُ
- تَفَاعُل
- Qaybaha VII:
- إِنْفَعَلَ
- يَنْفَعِلُ
- إِنْفِعَال
- Qaybaha VIII:
- إِفْتَعَلَ
- يَفْتَعِلُ
- إِفْتِعَال
- Qaybaha IX:
- إِفْعَلَّ
- يَفْعَلُّ
- إِفْعِلَال
- Qaybaha X:
- إِسْتَفْعَلَ
- يَسْتَفْعِلُ
- إِسْتِفْعَال
- Qaybaha XI:
- إِفْعَالَّ
- يَفْعَالُّ
- إِفعِيلَال
- Qaybaha XII:
- إِفْعَوْعَلَ
- يَفْعَوْعِلُ
- إِفْعِيعَال
- Qaybaha XIII:
- إِفْعَوَّلَ
- يَفْعَوِّلُ
- إِفعِوَّال
- Qaybaha XIV:
- إِفْعَنْلَلَ
- يَفْعَنْلِلُ
- إِفعِنلَال
- Qaybaha XV:
- إِفْعَنْلَى
- يَفْعَنْلَى
- إِفعِنلَاء
- Qaybaha Iq:
- فَعْلَلَ
- يُفَعْلِلُ
- فَعلَلَة، فَعلَال، فِعلَال، فُعلَال
- Qaybaha IIq:
- تَفَعْلَلَ
- يَتَفَعْلَلُ
- تَفَعْلُل
- Qaybaha IIIq:
- إِفْعَنْلَلَ
- يَفْعَنْلِلُ
- إِفعِنلَال
- Qaybaha IVq:
- إِفْعَلَلَّ
- يَفْعَلِلُّ
- إِفْعِلْلَال
Remove ads
Halka ay kasoojeedo carabigu
Afcarabigu waa mid kamida bahda Luqadaha Semitiga, luqadahan oo u kala baxa amaba ku kala firidhsan Afrika iyo Aasiya
Meelaha laga isticmaalo xuruufta Af Carabiga
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads