Abuu dardaa
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
abuu dardaa waa saxaabi ka mid ah ansaarta wuxuu isku ahaa faqiih, qaari iyo garsoore, waxaa loogu yeeraa "xakiimka umadaan"[1], dadka aad ugu dadaala cibaadada iyo aqrinta quraanka ayuu ka mid ahaa, wuxuu degay shaam halkaas oo dadka ku baraayay quraanka kuna fahansiinayay diinta ilaa uu ka dhimnto.
Remove ads
Xigasho
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads