Adhicadeeye

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Adhicadeeye waa degmo ka tirsan gobolka Sool ee waqooyiga Somaliya. Waxa ay masaafo dhan 32 Kilomitir jihada Woqooyi-Galbeedka ka xigtaa magaalada Laascaanood ee caasimadda gobolka Sool.

Degmada[1] Adhicadeeye waa mid caan ku ah xoolaha gaar ahaan Geela adhiga iyo fardaha.

Degmada Adhicadeeye Waxaa aasaasay oo iska leh oo na dega beesha Reer fiqishini oo ah farac ka tirsan Qabiilka H.G, gaar ahaan Beesha ceyr

Tirakoob la sameeyey sannadkii 2023, ayaa lagu sheegay inay magaalada ku nool yihiin dad lagu qiyaasay 3500 qof

Adhicadeeye waxay leedahay ceel biyood aan go,in kaas oo magaaladaba loogu magacdaray iyo dooxooyin badan sida dooxada qarashla, shimbiro-juujaa, kubo,abeesaley baalalay iyo kuwa kale oo badan waxaana markii ugu horeysey arkay oo dagay beesha reer Fiqishini, sanado kadib waxa ay ku soo dhaweeyeen cilmi naaleeye oo kasooo jeeda dhulbahanta (reer-Darwiish) qofki ugu horeeyey ee daga waxa la odhan jiray c/qaadir c/raxmaan awdhaaye oo ah aasaasa dagmada adhi cadeeye

Qoraaga taarikhdan jama Yuusuf gelle

Remove ads

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads