Af-Hebrow

From Wikipedia, the free encyclopedia

Af-Hebrow
Remove ads

Af-Hebrow, ama Af-Cibri (עברית) Waa mid kamida jeeska Luqadaha Semitiga, waana luqad ay adeegsadaan dad gaadhaya ilaa 7 milyan oo qof.Dadka ugu badan ee luqadan ku hadalaa waxa ay ku noolyihiin dawlada Israa'iil. Af Hebrawgu waa luqad ka mid ah luqadaha la adeegsado ee caalamka maanta ka jira,laakiin waxa jirta in afkani uu lahaa lahjad aad iyo aad u qadiim ahayd oo aan hada la isticmaalin. Lahjadaas qadiimka ahi waxa kaliya oo loo isticmaalaa kulamada diiniga ha gaar ahaan yuhuuda ayaa u isticmaasha kulamadooda diiniga ha. Waa lqada lagu qoray Kitaabka quduska[3] - kitaabka kiristinka (Bebal).

Maqaal Cibri waxay ahayd in lagu daro qodobkan.
Thumb
Luqadaha Semitiga
Thumb
Luqaddaas magaca Ilaahay waxaa lagu qoray afar shibbane יהוה. Afartaas xaraf oo Cibraaniga ah waa YHWH oo loo yaqaanno Tetragrammaton. Laakiin magaca Ilaahay luqad kasta dhawaaq gooni ah buu leeyahay. Af Soomaaliga dhawaaqaas waa “Yehowah.”[1][2]
Remove ads

Linkiga Cadaymaha

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads