Af-Turki

From Wikipedia, the free encyclopedia

Af-Turki
Remove ads

Af-Turki waa luqad looga hadlo wadamo aad u badan, waxaana ku hadlo dad kor u dhaafaayo 83 miliyan oo qof. Dadka ku hadlo afka turkiga waxee u badanyihiin wadanka Turki iyo Waqooyiga Saybrus \ laqada turkiga waa mid kamida luqadaha turkiga ee looyaqaano in ay yihiin ama kasoo jeedaan bah luqeedaka looyaqaano Altis intaa wixii ka horeysay afka turkiga waxaa lagu qorui jiray farta carabiga.waxaana luqadaas u badanaa kalmado kasoo jeeda Faaris iyo carabi.laakiin markii uu lawareegay madaxwaynihii la odhan jiray Mustafa Kemal Atatürk, ayaa labilaabay in lagu qor farta laatiiniga ah ee maanta loo isticmaalo.

Quick Facts Turkish, Dhawaaq ...
Remove ads
Thumb
Dadka kuhadlaan afka's ee aduunka

Waxaana lagu qiyaasa dadka kuhadla luqada turkiga inay gaadhayaan ilaa 130 milyan oo ku kala nool in kabadan 15 dal oo caalmka kamida.


Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads