Alejandro Giammattei

From Wikipedia, the free encyclopedia

Alejandro Giammattei
Remove ads

Alejandro Eduardo Giammattei Falla (wuxuu dhashay 9-kii Maarso 1956) waa madaxweynaha hadda ee Guwatimala ilaa 14kii Janaayo 2020. Ayaa loo doortay madaxweynaha kadib markii uu ku guuleystay wareegii labaad ee doorashada madaxtinimada ee 2019-ka.[1] Waxa uu ahaa musharrax madaxweyne doorashooyinkii 2007, 2011, 2015, iyo 2019.[2][3]

Thumb

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads