Amiin Caamir
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Amiin Caamir (Af Ingiriis : Amin Amir, Af Carabi : لاسعانود) waa nin farshaxanyaqaan ah oo u dhashay wadanka Soomaaliya, maanta ku nool wadanka Kanada. Amiin wuxuu ku dhashay meel u dhow magaalada Muqdisho 30kii Ogosto ee 1960kii. Amiin Caamir wuxuu caan ku yahay sawirgacmeedka sida fariin siyaasad ah, taasi oo inta badan ka turjumeysa marxalada iyo xaalada wadanka Soomaaliya iyo guud ahaan dunida.
Remove ads
Nolosha shakhsi
Amiir wuxuu dhashay sanadkii 1960. Markii ay bilaabmeen Dagaaladii sokeeye ee Soomaaliya sanadkii 1990kii, Amiin wuxuu u soo ambobaxay wadanada qurbaha, halkaasi oo kula kulmay marxalado kala duwan.[1]
Si kastaba ha ahaatee, sanadkii 2000 ayaa Amiir Caamir u soo guuray wadanka Kanada, halkaas oo markii dambe uu soo qaaday qoyskiisa.[2]
Amiin oo aad looga yaqaano guud ahaan soomaalida oo dhan. Amin waxoo sameeyaa Sawiradda farshaxanka ah, oo ku saabsan siyaasiinta iyo shacabka soomaaliyeed, waxaana laga daawada sawiradiisa ciwaanka uu leeyahay oo ah (aminarts.com) ama bog yaasha kale ee idaacadaha soomaalida.
sawirada amin waxoo aad uuga hadlaa siyaasiinta soomaaliya iyo shacaba soomaaliyeed, , asiga oo soo gudbiyo sawiro qosol leh oo watto fikrado iyo su'aalo kala duwan oo 10 miliyan kabadan.Amin waxoo ku dhashay magaalada boosaaso,
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads