Astaanta galmada
Qofka ama dabeecadda si weyn loogu tixgeliyo inay yihiin kuwo soo jiidasho leh galmada From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Astaanta galmada waa qof caan ah ama dabeecad male-awaal ah oo si weyn loogu tixgeliyo inuu yahay mid soo jiidasho galmo leh.

Astaanta galmada khiyaaliga ah
Jilaagii kartoonada ahaa ee 1930s Betty Boop waa astaanta galmada ugu horeysa uguna caansan shaashadda kartoonka.[2] Jessica Rabbit oo ka timid filimkii 1988 Who Framed Roger Rabbit ayaa lagu tilmaamay inay tahay astaanta galmada sidoo kale.[3]
Ciyaaraha fiidiyowga waxay leeyihiin astaamo dhowr ah oo loo arko calaamadaha galmada; hal tusaale wuxuu noqon lahaa Lara Kroft,[4][5][6] kaasoo dhowr jeer kasoo muuqday warbaahinta guud.
Remove ads
Tixraacyo
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads