Atoore
qofka ka shaqeeya shineemada From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Atoore (Af Ingiriis : actor; Af Carabi : ar; Atariisho oo ah dhediga jilayaasha) waa qof jilaa ah, kaasi oo inta ugu badan qeyb ka ah filim, ruwaayad, ciyaar, ama nooc kale oo madadaalo ah. Atooruhu waa qof matalaya qof kale asagoo raacaya sheeko diyaarsan.
Jilayaasha dumarka ah waxaa loo yaqaana Atariisho.
Sidoo Kale Fiiri
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads