Majaajilo
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Majaajilo (Af Ingiriis : comedy; Af Carabi : لاسعانود) waa bandhig faneed iskugu jira qosol, shactiro, madadaalo, sheeko iyo ruwaayadeyn, kaasi oo loogu talogalay in lagu madadaaliyo dad. Majaajilada waxaa lagu soo bandhiga meel masrax ah, filim la qabtey, cod la duubay iyo qaabab kaleqaar kale.

Guud ahaan waxaa majaajilada waxaa marka hore alifa abwaan, halabuur ama qof asaga laftiisu majaajileyste ah, ka dib waa la qoraa, waxaana lagu daraa sheekooyin, muusig, iyo majaajilo ilaa ugu dambeynta loo dhiibo fanaaniin iyo jilaa soo bandhiga ruwaayadaas.
Remove ads
Majaajilada, ruwaayadaha iyo guud ahaan Suugaanta waxaa tan iyo wakhti hore loo samayn jiray si habsami iyo halabuur leh. Majaajiladu waxaa lagu daraa ruwaayadaha Af Soomaaliga waxayna bilaabmeen badhtamihii qarnigii 20aad.
- Shabeel Naagood
- If iyo AakhiroAakhiro
- Habloyahow Hadmaad Gursan doontaan?
- Romeo and Juliet (ruwaayada ugu caansan Ingiriis ka)
- Agabka Muusiga Archived Diseembar 20, 2007 // Wayback Machine
- Oud Cafe
- shanqadha kabanka
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads