Babaay
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Babaay, Cambe babaay (Af Ingiriis : papaya; Af Carabi : ar) magaca Saynis "Carica papaya", waa midho ka mid ah khudaarta ka baxda geedka Karika. Babaayga, sidoo kale loo yaqaano Cambe babaay waa midho bisil oo leh faa'iido iyo nafaqo badan.[2]
- Kani waa maqaal ku saabsan cambe babaayga. Qoraal kale fiir Cambe

Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads